HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
AFRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
Somali Lyrics new
                       
                 
There are 1156 visitors online     
 
Search Somali Lyrics  
 
Enjoy the new Music Player That includes Lyrics.
 
 


1-30 of 84 Comments

marka hore waad salaamantihiin, marka labaab waxaan codsanayaa hadaad awoodaan ama haysaan muusiga ama kabanka heesta Haraadigeed, waxaana kuluqeeyey, LEGEND, XASAN AADAN SAMATAR, iyadoo muusig kaliya oo qoraalkeeda wadata. mahadsanidiin darmaan

darman
February 06, 2013 - 17:20
Reply to darman

beel hugul ku da'ayoo hambalo ay ku taal baan haasaawiyaayoo

moh'ud islaam
April 19, 2013 - 02:54

INABA CAADI MAAHA MUSICADANI WAALA YAABAY GOOD PREPARATOIN...........

ABASKA
January 22, 2013 - 12:03

lucky
January 18, 2013 - 09:39

nice
December 03, 2012 - 21:07

Waayahay

yaasiin
November 06, 2012 - 07:06

plz waxaad soo galisaan heesta ah xidigyahay ee cumar dhuule ee fuad cumar qaado
plz thanks guys u doin great job

halyeey
September 04, 2012 - 11:41

caawo waan heysay

Dheelo jacel
June 19, 2012 - 00:19

WWW NICE INSTRUMENTS

Huudheey
June 01, 2012 - 16:14

A/c aqyaarta qaayaha iyo qadarinta mudan dhaaan
& Bahda isku taxluujisay in ee soo bad dhigaan bandhg aned kaan dhamaan mar 2aad waan idin mahad celinayaa
waxaase sii jeclaan lahaa inaadad daalin oo si wadaan mashruuca wax ku oola aad wadaan 3aad bahda barnaamajka ee webka waad wada salaaman tihiin sida u dhantihiin by

fuad arab
May 22, 2012 - 10:05

maxaa downmload malahan miyaaaa wapkaaaaan heesaha aan kahelo seen ulu baxayaa fadlan asxaabta wapkaaan kuxiraneeey

iman- iman
May 03, 2012 - 10:18
Reply to iman- iman

Waad ku download gareyn kartaa PCgaaga adigoo isticmaalaya Real player hadaad caawinaad u baahan tahay email us we will help you...

Somalimuzic
May 09, 2012 - 03:10

wan ku faraxsanahay hessaha dhamaystiran eead noo soo gudbiseen

khadar abdi yusuf
March 28, 2012 - 12:51

maansha allaah aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin horta dhamaantiinba markaa waxaan idinka codsanayaa inaad heesaha aad soo badisaan oo aad ku soo dartiin ilaa kuwa saxardiid maxamed saxardiid yarka sanadka yaa

Thank guys

guuleed
March 28, 2012 - 12:47

asc walalayal wan idiin salamay salanta mida ugu qiimaha badan waxan ku faraxsanahay sida hagar la,aanta ah aad xilka iskaga sarten howshan runti aad ayan u xiseya hesaha ama fanka hadana waxan idinka codsanayaa heeska xasan aadan oo ku luqeyo xidigaha dusheniyo raga dayaxa haybsaday ka habsanay dunido calankenan daadagey miyeydan daremaynin wadani waye iyo heesta allaha u naxariste sanka mudo badan is dhowrnaye ma isku so dhawana dhunkashada dibnaha dhakan ma isku siina wadmahadsantihin sxbo yaal see u

hussein yare
February 26, 2012 - 19:19

waad dadaashen laakiin heesaha qaar kuma jiraan waxcaan tqabnaa in dhamaan hesaha la keeno

maxamed yuusuf
February 24, 2012 - 06:09

waaaw great waaba fanaan noqo

amaal
January 16, 2012 - 08:13

wow wow somali weyney

koya koya
December 24, 2011 - 21:09

walala yaal wad kumaxadsantixin dhirigelintan oo fananintii somaliyed oo barbaratka ah at sisen waa miid lasugayey ona lafilayey , laakise dhib baajira qofkii raboo inoo dubto maduwankaro beso madrabtin macaqano maxadsanid thanks,

jiini omaha
December 20, 2011 - 10:02

aad ayaad u mahad santihiin dhamaan daa dihiya yaasha webkan somali muzic waxaan lee yahay 100% tkz aad ayaanan ula dhacnay webkan haddaan nahay dhalin yarada somaali yeed

hamze romance
December 14, 2011 - 01:12

SAAXIIBAYAAL AAD IYO AAD BAAN IDIIN SALAAMAYAA ISLA MARKAANA AAN IDIINKU MAHAD CELINAYAA DADAALKIINA AAD SAMAYSEEN INTAAS KA DIB WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAD INOO BADISAAN KABAN KA AMA QAACIGA QOFBA SIDUU U YAQAANO OO AH INSTRUMENTAL WAAD MAHADSAN TIHIIN

XAAJI MIRQAAN
November 10, 2011 - 16:03

sxb iisoo dir kuwa xamariga buug aankuu furaa

karaani
September 02, 2011 - 22:03

Waan idin salaamay nega friends waxaan aad ujeclahay heesaha oday shirwac dollar flip finga flip lil baliil sharmaarke dhamaan royal family fadlan hadii aad heysaan fanaaninta midkamid ah ama wepsite laga helo fanaaniinta iigo sooxariiri emailkeyga ah ardukan@live.com waa boy friendkiina lil fucker iyo taageerayaasha arsenal oo idin leh bye

Lil fucker
July 19, 2011 - 07:03

yaa rabo music oo anigana music isiinayo aan heshiine aniga wan haaya xooga aan internetka laga heleen heeso music xamariga raba haliga cawiyo

omarswed
July 16, 2011 - 19:09

adbad umahadsantihiin sida ad inogu sogdbisen music pls waxan idinka codsanaya in ad iso dirtan musica wadnahay dhag dhag leh musica waxa lo arwaxayo aroskadi waye wiilyahow adigan kuguwashay iyo qarkalo badan musika banadiriga ay qado fadumo qasim and luul jeylani
amran-ALI1@HOTMAIL.COM IMELKA IGUSODIR HADI AD AWODAN TY

yasmiin
June 23, 2011 - 16:32

download un clicksee den computerkagag ayay ku galayan you gt me..?

abdirahman
June 15, 2011 - 11:37
Reply to abdirahman

shakuur
September 13, 2011 - 13:31

walaal ma i caawin kartaan?
hadii uu jiro qof i caawin kara waxaan ka codsanaya in uu ii sheego sidan heesahan Instrumental ka ah u dirsan laha?

mahad sanid

abdihafid
June 10, 2011 - 10:33

Waa Arin Inagu Cusub In La Isu Huro Midba Midka Kale Wuxuu Hayo U Haneeyo

Haji
June 09, 2011 - 09:26

yaa salaam aaad ayan uga helay heesa haan waxan jec laalahay in lagu soo daro heesa hii qaramiga sida xasan adane samatar ama axmad mooge waan idinka sugeeynaa

falumalu
June 06, 2011 - 16:57
Post Comment



 
 

kofirow


Untitled 1