HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Xasan Aadan Samatar Baladweyn
                  
There are 1127 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

There are 11 comments
saki
April 22, 2013 - 19:57

xasa fanan layidhahda xasan adan samatar

fadxi
November 06, 2012 - 20:18

luv ya Hassan Samatar

LOVER HASSAN
October 09, 2012 - 08:54

Apwanka waxan kuwanin laha inu alle ka baqo o utobadken inta anan maro cad lagu dubin wayo alle wu udhafi dhaman wixi tagay hadu uso laabto

Daljir_Suxufi
January 26, 2012 - 20:18

waxa aan umaleenayaa inaan uxiisnay fanaaniiteenii qaaramiga sababtoo ah waxaa waayadaan danbe la'arkayay dhalinyaro cusub oo heesihii hore re-mix kusameenaya taasna nooma cuntanto marka waxaan kacodsanlahaa abwaaniinta somaliyeed meelwwalba oo eey joogaan ineey heeso macquul quriyaan faanaaniin tayo lehna lasiiyo heesaha lasoo curiyo maahan inuu yiraahdo qofwalbaa waan heesi karaa,waad heesi kartaa laakiin mid un maanka kuhaay shimbiruhuba weey heesaan laakin kale hees wacan.

Abdulkadir Abdirizak
July 19, 2011 - 08:49

weli musikada soomalida waxbaa ka dhiman, marka fanaaniinta, abwaanada, kuwa laxanka saara heesaha iyo kuwa musikada ugaraacaba waxaan lee yahay kusoo kordhiya musikada somalida hab ka bedelan habka aad hada isticmaashaan
abdulrasak sheegoow

Abdulrasak Sheegoow
March 30, 2011 - 12:12

Hiiley hobaalimoow dadkun may ku goriday heen Hassnow. Imri dheer ya illahey kingu rajeyee malaagi diirsoon i dooyadi ya eta. Xasan walal maxad Swizerland u imanweydi markii hore waan isiseegne fadlan noo soo labo marka afkii May ya bun camal noo haaye walal mar na soo gaar. waxan salan sharafleh kaga wada reer Suisse D iyo M.

Suisse
February 05, 2011 - 23:53

dhamaan dhalintii isku hooshay sameenta music only waxan idinleeyahay mahadsanidiin waxaana idinka codsanaayaa sxb yaal in aad ii sameeysaan hadaad awoodaan heesta uu kuluuqeeyo fanaanka ween xasan aadan samatar ee ah miyaan kalaabmayaa miyaan lahiinayaa soow lugooyadeedii ihaleelimeeyso sxb yaal waacodsi iyo heestii lulumaha biyaha gala ladantiran dhaxjoogo lumbashada madaaye sxb yaal waa codsi

xasan deeq joodhe
January 30, 2011 - 09:49

:

mr woow
December 02, 2010 - 20:44

maxamed muumin kamagac dheer maqosle aya kuumahad naqa fananka canaka ah imaaw balaweyn garaa kusiina

maxamed muumin maqosle
November 03, 2010 - 11:50

waan kusalamy fanaanka canaka ah xasan adan samatar wa kumahad sanatay amaanta magalada baladweyn masaras dj

maxamed muumin
November 03, 2010 - 11:47
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1