HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Sahra Axmed
                  
There are 1002 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

There are 25 comments

Laughing Grinning

data
April 05, 2013 - 16:45

waaaaaaaaaaaaw sahra ahmed fanaanad wayn

khadra
March 01, 2013 - 15:48

waxaan heestan jeclaa anigoo ardey ahaa oo ka dhigan jirey dugsiga sare ee gacan libaax ee magaalada hargeysa waxaanan ku xusuustaaa gabar aanu aad isku jacleyn laakiin calafku na kala kaxeeyey

mustafe xaashi
February 28, 2013 - 20:11

The mesmerising,magnificent,meticulous,magical sahara
ahmed of the bal qof yohow fame.
KARIBU GARISSA

mohamed china
February 21, 2013 - 04:14

waa fananad ugu qimah badanay wakhtigi hore iyo imika ba mana jiran fanani iimka fanani waxa ugu danbaysa wakhtigi hore ku na dan bana mah ah fanani waa khasare uun waxanay ku heesan heesihi fananinti hore

guled ismali kuluc
January 14, 2013 - 21:05

mubaarig maxamed cabdi waaaaaaaaaaaaaw waa sahara axmed jamaac waan jclhy

mubaarig kaafi
December 26, 2012 - 15:22

mubaaig kaafi sahara axmedd jamaac waa fanaad lagadabadhacay waa fananinti wabari ugu waa waynayd

mukhtaar kaafi
December 11, 2012 - 11:25

sahara axmed jamaac waa fanad laga dabadhacay
sahar waa fanaada waxa fanan soomliaha ayada ugu wacan

mubaarig
December 11, 2012 - 11:15

Oh what a lovely soo
mg it is !!!!!

giranyo
November 15, 2012 - 07:22

WAAAAW MANSHA ALAAH EDOO WAD MARAYSAA ILAHEEY HA IKAA
DAYO EDO MACANEEY

KHALID MAXAMED
October 30, 2012 - 14:00

axsan sowt sahra axmed jamac

buroweyn
October 25, 2012 - 23:27

woooooooooooooow waxaanaa heeso ladhehaa aad iyo aad baan utaakeeraa sahra ahmed wan jeclahay hesaheda qaalig ah halkaakagahay

daacad
June 22, 2012 - 11:44

WAAW WAXAASAA KAA COD MACAANA ..QOFTAAN HEESEHEEDA DHAN WEY IGU SOCONAYAAN ..LNG LIFE SAHRA AXMAD

BASHKASH
January 03, 2012 - 11:11

Axsan caleeyg sahro axmed jaamac gobdeeq. saharo ha jiifto ama ha joogto waa sahradeedii codkeedu isma bedelay. waa fanaanada keliya ee ahddey jiifto iyo haddey taagan tahayba codkeedu isku si yahay

Olol
October 17, 2011 - 17:22

qoftan codkeeda waawa kahela cml

Raaxeeye
September 15, 2011 - 00:47

oooof caleeek sahra ahmed allaya cizak

sagal
May 29, 2011 - 10:53

ya salamay sahra iyo mooge

ruug
May 08, 2011 - 20:09

manshaa alaah sahra ahmed for ever

hassan alli
April 18, 2011 - 20:34

je sais pas du tout si l'amour et la vrait

marie
April 16, 2011 - 22:07

sahrooooooy afkaaga afkeega lagu qabay

dhibloow
January 28, 2011 - 20:12
Reply to dhibloow

asc sxb dhibloow maxaad ragga xaaskooda afkaaga ugu qabaneysaaa miyaadan sheexeyn

Mohamed
October 17, 2011 - 17:25

woooow waxaasaa heeso ah sahra ahmed jamac is the best ever singer in my opinion,we loveeeee youuuuuuu

somalilander
October 22, 2010 - 18:57

WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW ISLAATU CAADI MA AHAN

BAshka
October 19, 2010 - 21:35

This is a nice song ever in the universe, and the music is universal lke Karama

mursalbrothers
October 07, 2010 - 04:06

wooooooooow caadi ma ahaan

mr
September 30, 2010 - 07:09
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1