HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Maandeeq
                  
There are 1011 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

There are 5 comments

heesta markeedii horeba waxaa qaaday maandeeq iyo saleemaan,markii dambena waxaa qaaday magool iyo saleemaan,marka 3aadna waxaa wada qaaday khadra dahir iyo cigaal laakiin la soco haddii aad maqli lahayd tii hore ee maandeeq iyo saleemaan waa cajiib.heeasahaan waxay ahaayeen riwaayad magool waxay si fiican u qaaday minankiinii iyo hab ku soo dheh caashaqa maandeeqna waan waan iyo nayruuska. thanks

said
May 28, 2014 - 13:56

A/S
Waxaan akhyaarta sharafta idiinka codsanaynaa inaan maqalno heesta nayruuska ay qaadayaan maxamed saleemaan iyo maandeeq tan magool maqalnayee waxaan rabnaa tii maandeq iyo saleeman oo kaban ah. iyo ugaasooy oo ah salaad darbi iyo maandeeq,iyo dooni buuxdaan bad uga tegay oo ah salaad darbi iyo saado cali,iyo haya fudud cigaal iyo hibo,galadna aabahaa samatar iyo zahra axmed. thanks.

said
April 25, 2014 - 15:32

Top

L
February 28, 2013 - 04:28

ACTUALLY I LIKE THIS SONG THANK YOU GUYS TO POSTED THIS SONG

KMG BABY
November 20, 2010 - 22:45

heeso aad u xiiso iyo qaya badan ayaa idiinku kaydsan,fanaaninti hore iyo kuwa hadda ka dabo qaady.in kasto heestu ay ku qurux badantahay qofki u horeeyey ee qaday.wanna ku mahadsantihiin soo diyaarinteeda,

farah i
July 29, 2010 - 14:22
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1