laakiin heesaha cabdinaasir soo dhamaysrtira
meeday heesta masciideed ee ay wada qaadan aamina cabdilahi iyo wacad ee iyana ay wada qaadan farxiya cali iyo waliba heesta badda cas baan ku gaynayaaa isagaa lahaa originally.fanka sidiissi haloo ururiyo.
Abdiwahaab Mohamed
January 15, 2013 - 02:25
mashallah walee fanaan allah ya cizak yaa macalin cabdinasir macalin ...............
naxariista ilaahay lagama maarmo mar kasta lakin macalin cabdinasir macalin caydiid wu joga hada hoyga fanka iyo suuganta Hargeisa-Somaliland
cimri dherer iyo caafimad ayan ku rajaynaaa inshallah
halkaana ka sii wad ............
warsame warmahye
October 11, 2012 - 13:48
allaaaaah Yaa Raxma Cabdi Naasir MaCalim SaCdiid axsan Fanaan oo aan Fanaaninta u Taageero Si Rasmi ah illaahow Janatul Fardowsa Kaa Waraabi aaaaaaaaamiiiiin aaamiiiiin
i LOve Heesta Balmalee Qisada Sidey u Dhacday OMG
Maskax
October 18, 2011 - 18:34
I c this website very interestng for us somalis .keep it up ladys and gentelmen.