HOME
SOMALI VIDEOS
SOMALI MOVIES
A
FRICAN MOVIES
INSTRUMENTALS

SEND YOUR MUSIC
PHOTO GALLERY
CHAT ONLINE
FORUMS
EVENTS
CONTACT US
                       
Axmed Shariif Killer
                  
There are 1063 visitors online     
 
 
                                                   Share/Bookmark
              TOP ALBUMS
  Cabdiwahab Bosska Cali Najiib Ciid Jamac Fuad Cumar Lafoole Nuur Eebo Xasan Adan Samatar
Note: Posting inappropriate jokes/comments is not permitted. If found such comments we may ban your IP. 

1-30 of 80 Comments

Allow kuu naxariiso

mahamed
October 12, 2014 - 17:51

اللهم اغفر له وارحمه وسكنه في الجنة
اللهم لاتحرمنا اجره ولا تفتنا بعده واغفرلنا وله
احمد شريف killer
داااااائما احب ان استمع اغانيه ولا أشبع منه فكرني ايام كنت في مقديشو وانا طالب
انا لله وانا اليه راجعون ارجوا منكم احبتي اذا كان عندكم اي صورة اخرى غير هذه او فديو ان ترسلوا لي وشكرا.

حسين حسن
August 10, 2014 - 22:40

alaha ku naxriisto axmed shariif ilahey jinada haka warabiyo yaribi aamin aamin ayan leyahay waxaan idin shegaya waxaa ku jiraa fanaan kale oo caan asna ah maxamud cabdulahi beyxaani jerry ayaaa heeskamid ah ku luuqeynaayo hesaha mesha kujira sidaas ulasocda asxaabta jecel iftin ama codka killer ama jerry ama xabiib sharabi xabiib

diiq magalo ilaaxa duurka
June 08, 2014 - 01:07

inkastooy somalidu lah jado badantahay Ahmed shirif killer wuxuu ahaa fanaanka meel walba oo Somali joogto laga dhagaysto .....taa waxaa tu sale u ah Aniga oo aan arag xamar kuna dhashay waqooyi alle ha u naxariisoto al fanaan killer Amiin

Abdi ugaas
April 28, 2014 - 19:21

ala yaa raxma

luul jabir
April 03, 2014 - 19:35

AUN al-ustaad axmed shariif killer,waxuu ahaa fanaanka aan ugu jeclaa heesaha banaadiriga ilaahoow u naxariiso anagana samir iyo iimaan hanaga wada siiyo kuligeen.

dhagacade
April 03, 2014 - 13:13

killer all the best fanaan allah grant him in paradise.
meeshaan yaa ka imaday via liberiya iyo garoonka cali boolaay. this songs reminds me the good days of hamar.

ABDOW
March 08, 2014 - 04:53

ALLAHA U NAXRIISTO FANANKEYNA WEYNAAY SHARAFTA IYO QIIMAHA BADNAAY AL FANAAN AXMED SHARIIF KILER INSHA ALLAHA JANADA FARDOOWSA ALLAHA KU GU BISHAARIYO ADIGA IYO INTABO OO MUSLIN AH

BILE AFGOOYE STAR
February 11, 2014 - 05:19

Alaha unaxaristo ahmed sharif kilar waa fanaan can ah dhinaca xamariga

abdalla
February 11, 2014 - 03:58

magaceyga waa yoonis sandhool waxaan jeclahay asaxaabey inaan dhageysto fanaan axmed shariif killer ilaahey nasariistii jano hasiiyo inta jecel iney dhageysato waan idi salaamay hana loo duceeyo waxaan ka jeclaan lahaa asagoo muuqaal ah in lahelo

yoonis sandhool
January 30, 2014 - 18:02

aun al fanaan we all miss him what a fanaan

said
December 03, 2013 - 03:00

ilahow u naxariso

zamu
October 28, 2013 - 15:36

zamu
October 27, 2013 - 08:53

waa ahaay fanaan lkn hada waxaa soobaxay kuwo fanaanimo sheegto oo aan xisaab laheyn.

tooxoow
October 06, 2013 - 01:05

waa ahaay fanaan lkn hada waxaa soobaxay kuwo fanaanimo sheegto oo aan xisaab laheyn.

tooxoow
October 06, 2013 - 00:59

hadii runta loo hadlo the best of hees ninka qaaday waakan ninkaan heesa hiisa hadaad 100.000 ladhageesto lagama caajiso waxaad daremee hesta meesha eey usocoto iyo meesha kle viiiiiiiiiiiiiiva killer illaah hakuu naxriisteee

mohamed deeq
September 23, 2013 - 18:35

allaah kuu naxriisto fanaan keeni yoow naxriis janada allaah ka barabiyo aamin aamin aamin

xakiin
September 20, 2013 - 17:58

axmed shariif kileer alah unaxriisto fanaan oo cot macaan oona qaali ah

arab
May 10, 2013 - 11:34

waan idin salaamay aqyaarta jeccel ineey dhageysat fanaanka weyn ahmed shariif killer

SULDHAAN MURSAL
May 09, 2013 - 22:36

Asc all! Allaha u naxaniisto ustaad Ahmed shariif killer. Waxaan xasustaa markii xamar joogne Aayayaasheey aa aadin jireen riwayadiisa galabtii. Heesahiisa waxan ku dhageysan gurigeena asigoo cajalyaal ah. Xamar markaas ee xamar aheyd. Illahey haddana hanoogu soo celiyo xamartii la yaqaaney.......

M.Alto
May 06, 2013 - 22:45

asa magaceego waa xasan siidow waxaan joogaa magaalada lan dan alla ha ona xarristo axmed sha riif

xasan
April 28, 2013 - 14:16

alaha u naxriiista axmed shariif kiler..........

nesta
April 20, 2013 - 18:18

Baba kila yarxamukallah.

Bezani
April 03, 2013 - 03:18

alaha unaxariisto walaalken axmed sharif ma ahayn nin sahlan waxuu ahaa nin aad noogu weyn ummada soomaaliyeedna jacel gaar ahaan reer muqdisho waxuuna ahaa horyaalka fanka banaadiriga bedalkiisana malaheli karo marka walalkeyn killer haloo duceeyo in ilaahey naxariistii jano ka waraabiyo aamin

axmed dilaxow
February 22, 2013 - 16:58

alaha unaxariisto walaalken axmed sharif ma ahayn nin sahlan waxuu ahaa nin aad noogu weyn ummada soomaaliyeedna jacel gaar ahaan reer muqdisho waxuuna ahaa horyaalka fanka banaadiriga bedalkiisana malaheli karo marka walalkeyn killer haloo duceeyo in ilaahey naxariistii jano ka waraabiyo aamin

axmed dilaxow
February 22, 2013 - 16:46

ASC,Allaha u naxriisto fanaankayna koley dhawr jeer waan kaftanay asaga iyo fanaaniin kalaba marka waa iska xaal aduun,anagana ilaaheey hanoo naxriisto.kulu nafsin daa,iqatal moot.wa shukran All bro.

Mohammed Arab
February 02, 2013 - 11:19

fanaanka ween ama walaalkena axmed sharif waxoo ku jiray qeylo dhaan aan la dareemeynin ,
waa igu qalad inaan ka hadlo arimo gaar ah waxaa igu dambeysay aragtidisa laba maalin ka hor geeridiisao, alaah u naxriisto aaamiiin

Omar
December 22, 2012 - 19:02

ninkan alla unaxaristo waa nin culus iyo fanan weyn cadi ma ahan

omar goley
December 02, 2012 - 20:39

mayeee jinaan kama od maceee abaabiina iyo kariinoos kacod ma sheeko aadba keentee dhiblow fanaan banaadiri ah killer kacod mac majiro alaa yiraxma alfanan keena ahmed shariif killer

ninculus12
November 13, 2012 - 08:02

Allaha unaxaristo al usteed Axmed sharif kiler waa fanaan caan ah kuna wen bulshada somaliyed gaar ahaan ree muqdisho iyo inta xiseso hesaha xamariga aniga xageyga hadan iska hadlo waan tageraa fanaanka naxaristii jano allaha ka waraabiyo aamiin aamiin

Cabdi fataax maxamed waaberi
November 01, 2012 - 02:20
Post Comment



 

kofirow


Untitled 1